DHAGEYSO WAREYSI:- Waxa sababay qalalaasaha Boosaaso oo la ogaaday iyo Wasiir ka tirsan Puntland oo ka hadlay

0

Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari waxaa Maalmihii dambe ka taagna fowdo iyo warqado digniino ah oo lagu daadiyay qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso.

Arrinta ayaa ka dambeysay ka dbib markii beelo ka mid ah kuwa ku sugan Puntland gaar ahaan Gobolka Bari ay dhaliileen qaabka lo qorayo shaqaalaha Cusub ee ka shaqeynaya Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso.

Wararka qaar ayaa sheegaya in aan shaqaale cusub haatan la qaadan doonin, isla markaana si hoose loo qorayo shaqaalaha.

Wasiirka Wasaarada duuliista Hawada iyo Garoomada ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan in ay xaliyaan cabashooyinka dadka qaar ka soo baxaya.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay sida ay u wajahayaan eedeymaha loo jeedinayo Wasaarada iyo Maamulka Puntland.

Hoos ka Dhageyso wareysiga:-

Waraaqo-Boosaaso-lagu-daadiyay