Gudoomiyaha Cusub ee baarlamaanka Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa manta khudbad dheer waxa uu ka jeediyay Xafladii lagu Caleemo saaraayay isaga iyo ku xigeenadiisa.
Waxa uu ka hadlay sida uu u wajahayo howlaha hor yaallo iyo Waxyaabaha uu doonayo inuu qabto Caleemo saarkiisa ka dib.
Waxa uu sidoo kale sheegay in uu ahmiyad gaar ah siineyso qancinta beelaha gaduudsan Siyaasada Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.
Waxa uu sidoo kale sheegay inuu ka shaqeynayo nabadeynta iyo xasiloonida dada dega deegaanada Maamulka Koofur galbeed uu ka taliyo.
Hoos ka Dhageyso Khudbada Gudoomiayaha Cusub:-