Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo maanta la hadlay shacabkiisa ayaa sheegay iney sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka ah AlShabaab.
Uhuru Kenyatta ayaa tilmaamay in hal maalin oo baroor diiq ah ay usameynayaan ciidamadii looga laayay deegaanka Ceel-Cadde.
https://www.youtube.com/watch?v=X4zsall2ucQ