DAAWO : Hadalkii Madaxweyne Xassan Sheekh uu ka jeediyay markii uu tagay magaalada Kismaayo

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan safarkiisa magaalada Kismaayo, inkastoo uu ka cudur daartay dib u dhac ku yimid shirka madasha wadatashiga Qaran ee la filayay inuu mar hore ka furmo magaalada Kismaayo.

Hoos ka Daawo Hadalka Xassan Sheekh: