DHAGEYSO+MUUQAAL : Madaxweyne ku xigenka Puntland oo Faah faahiyay Markabka Maanta soo Gaaray Boosaso.

0

Waqtigii uu markabkani ku soo xiranayay biyaha bosaso ayaa waxaa goob joog ahaa madaxwayne ku xigeenka puntland eng cabdixakiin xaaji cabdilahi cumar camey wasiirka dekadaha gadiidka bada iyo la dagalanka burcad badeeda puntland maamulka gobolka bari kan degmada bosaso sarakisa amniga iyo xubno ka mida wasirada puntland.

Qalabkan lagu balaraninayo degada bosaso oo ay sugayeen shacabka ku nool deganada puntland iyo ganacsadata wax ka dhofsan jirtay iyo kuwa ka so dajisan jiray degada bosaso.

wasiirka dekadaha gadiidka bada iyo la dagalanka burcad badeeda puntland mudane cabdilahi jaamac salax ayaa shegay in markabkani uu hordhac u yahay markab kale o malmahan soo gali dona biyaha bosaso.

madaxwayne ku xigeenka puntland eng cabdixakiin xaaji cabdilahi cumar camey ayaa shegay in hormaro balaran ay ku talabsa nayso puntland waxana uu inta raciyay in dhawaan puntland ay noqonayso meel dhaqalaha somalia laga so saro.

Dhawaan ayay ahayd marki xafladi lagu furayay garonka diyaradaha bosaso madaxwaynaha puntland pro cabdiwali maxamed cali gaas uu shacabka puntland ugu bishareyay in dhawaan markabka wada qalabka lagu balarinayo degada bosaso uu ku soo xiranayo marsada bosaso.

Magalada bosaso o ah malago marti galisay shacab fara badan oo somaliyeed kuwasi o ka soo cararay dagaladi sukeye ee konfurta somalia iyo abarihi somalia ayaa hada ku talabsanaysa hormaro kala duwan waxayna bosaso yelatay garon wayn waxana laga sugaya in la balariyo degada bosaso.

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE KU XIGENKA :

daawo Muuqaalkiisa :