Iyada oo Shalay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu saxiixay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya ayaa Wariyayaasha Magaalada Muqdisho waxay ka hadleen sida ay u arkaan Xeerkaasi uu horay Baarlamaanka u meel mariyay Madaxweynaha Saxiixay,kaas oo Wariyayaashu ay hadda sheegayaan in qodobada qaar ee ku jira ay ka walaacsan yihiin.
Weriyeyaasha ayaa sidoo kale sheegay in Xeerkan aan lagala tashan markii la bilaabaayay iyo hada oo la ansixiyay.
Hoos ka Dhageyso Codka:-