TOP DHAGEYSO : ” Puntland Oo War Cusub La Timid ” “Laascaanood Nabad Ayaan Kula wareegaynaa “

0

Maxamuud Xasan Soocadde wasiirka warfaafinta Maamul Goboleedka Puntland Ayaa Ka Hadlay Xaaladda Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Wuxuu Sheegay in puntland ay si nabad ah ula wareegi doonto magaaladda laascaanood islamarkaanna Wada hadallo socdaan.

Sidoo Kale wuxuu ka hadlayaa arimaha goboladda dhexe.

HOOS KA DHAGEYSO