LIVE GAROWE : Garowe : Wareegii Labaad Ee Doorashada Oo Soo Dhamaatay.

0

Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland Waxaa Haatan Ka soconaysa Doorashadda Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Ee Dagmadaasi.

waxaa hada lasoo gaba gabeeyay wareegii labaad ee codaynta waxayna codadka ukal heleen.

Xasan Goodir 12 COD

Cawil Shiikh 8 COD

Axmed siciid 6 COD

waxaana hada lagudo galay wareegii sedexaad oo ay ugud been Xasan Goodir iyo Cawil Shiikh Xaamid oo ugu sareeyey wareegii labaad’

wasiirka arimaha gudaha ahana gudoomiyaha guddiga doorashada Axmed Cilmi Karaash ayaa ku dhawaaqay sida loo kala helay codadka sheegayna in loo gud bayo wareega sedexaad.

Hada waxaa socda codaynta wareega sexaad oo xildhibaanada ay ukala coday nayaan labada musharax ee isugu soo haray.

1

Halkaan Ayaan Idinkula soo socod siin doonna Natiijadda Doorashadaasi :