Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 18-08-2015 ku geriyooday Magaalaga London Allaha u Naxariistee Marxuum Kooshin Cismaan Caanogeel.
Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Kooshin Cismaan Caanogeel, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Caanogeel, Gaar ahaan Reer Cismaan Caanogeel, Caruurti Marxuumka Iyo Asxaabti Marxuum Kooshin Cismaan Caanogeel, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Kooshin Cismaan Caanogeel, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Walaalkeen Marxuum Marxuum Kooshin Cismaan Caanogeel janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.