Dhageyso: Xildhibaan Afaraale” Horjooge Axmed Madoobe Gaandhariyaashiisa Raakamboonaa Doortay”

0

Kismaayo(AGGM) Iyadoo shalay Horjoogaha Maleeshiyaadka Raaskambooni isku caano shubay Magaalada Kismaayo ka dib markiii uu qol ku aruuriyey hoos-joogayaashiisa uu ku tilmaamo xildhibaanada,waxaa arrintaasi si kulul uga hadlay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya,waxaana ay arrintaasi ku tilmaameen mid aan waxba ka jirin.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) oo arrintaasi ka hadlay ayaa daaha ka qaaday inay talabadaasi tahay mid aan waxba ka jirin isla markaasna dawladaha deriska ay meesha ku hayaan horjooge Axmed Madoobe iyo hoos joogayaashiisa.

Dhageyso:

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com