Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xarunta ay ku shiraan ee Magaalada Muqdisho,waxaana ay uga sii doodayaan Sharciga Isgaarsinta Dalka.
Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah Habdhawraha Baarlamaanka ayaa sheegay in Kulanka maanta looga doodayo Sharciga Isgaarsiinta Dalka
Sharcigaan oo dhawr jeer ay ka doodeen Xildhbaanada Baarlamaanka ayaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo ka doodistiisa.
HOOS KA DHAGEYSO: