TOP DHAGEYSO: Madaxwey Xasan Sheekh Oo Sheegay Inuu Wada hadal la galayo Raaskanbooni+XOG.

0

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay Federaaleenta Dalka in ay mareeso meel gabagabo ah islamarkana ay u baahantahay in la ilaaliyo si looga guul gaaro isagoo soo hadal qaaday Qilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Maamuladda dalka

Madaxweynaha ayaa sheegay in wada hadal ay u socdaan Dowladda Soomaaliya iyo Kooxda kismaayo heysata ee Raaskanbooni waxana uu sheegay in laga Wada Hadlayo Dhameestirka Axmed madoobe iyo Xalinta is af garan waaga Ka Dhex jirra.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in si Xowli ah uu ku socdo Hananka Dowlad Dhisida Soomaaliya waxa uu carbaabay meel gabo gabo ah in ay marayaan Dhameestirka Xildhibnada Baarlamanka Maamulka K/galbeed kaas oo uu sheegay Dowlada iyo dadka Daga Dagaanadaasi in si wada jir ah ay uga shaqeenayaan arinkasi.

Hoos ka dhageyso: