DHAGEYSO: Muungaab Oo Wareegaya Wadamadda Caalamka +Ogow Sababta.

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Caasimadda ah ee muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa socdaal ku maraya qeybo badan oo kamid ah daafaha dunidda isagoo kulamanna la leh Madax kala gadisan.

Muumgaab oo saxaafadda kula hadlay mid kamid ah wadamadda Reer Yurub ayaa ka waramaya Ula jeedka socdaalkiisan Dheer.

DHAGEYSO: