Akhriste ma’og tahay in asxaabigii weynaa ee Cusmaan Bin Cafaan oo ahaa Amiirkii (Khaliifkii) Saddexaad ee Muslimiinta nebiga dambadii hoggaamiyey, laba hablood oo uu dhalay Nebi Muxammed (SCW) la isugu xigsiisamay, isla markaana ka mid ahaa tobankii ruux ee iyaga oo nool jannada loogu bishaareeyey, in uu maanta weli xisaab (Akoon) ku leeyahay mid ka mid ah bangiyada Sucuudiga iyo in beer uu lahaa ay weli beeran tahay oo ay leedahay wax-soo-saar dhaqaale badan ka soo baxo.
Comments are closed.