Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Muxuu La Kulmay Wiilkii Damcay Inuu Hooyadiis Buur Dheer Geeyo Si Uu Ucuno Libaaxa..

0

Wiil Dhalinyaro ah ayaa Damcay inuu Hooyadii Buur Dheer Dusheed Dhigo si uu Halkaasi Waraabaha iyo Libaaxu ugu Cunaan, isna uu uga Reysto Hadalkeeda, ileen Waayeel ayey noqotay.

Dabadeed Gurigii ayuu ka soo Kaxeeyey Hooyadiis, wuxuuna la soo Dhex maray Keyn ween, sidaasi darteed Hooyada waxaa galay Shaki aad u weyn, weyna Dareentay inuusan Xaalka Wiilkeeda Maanta Caadi aheyn.