Kismaayo(AGGM) Horjoogaha Maleeshiyaadka Raaskambooni Horjooge Axmed Madoobe oo maanta markii uu dib ugu soo cararay Magaalada Kismaayo shir jaraaid ku qabtay hoyga ay ku tilmaamaan Madaxtooyadda ayaa beeniyey inuusan wax heshiis ah ku saxeexin Magaalada Doolow.
Horjooge Axmed Madoobe markii uu heshiiska saxeexayey waxaa goob joog ka ahaa Saraakil iyo Madax ka tirsan dawladda Itoobiya kuwaasi oo gar wadeen ka ahaa kulankaasi,waxaana uu Horjooge Axmed Madoobe sheegey inay inuusan wax heshiis ah saxeexin lana galin saraakisha Gedo iyo Siyaasiiyinta Gobolka Gedo.
Daawo:
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com