TOP DHAGEYSO:- Xalimo yarey Oo Wareysigeedii Uhoreysay Bixisay, kana Hadashay…..

0

Gudiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa dhawaan gudoomiye u doortay Xaliimo Ismaciil Ibraahim oo loo yaqaano Xaliimo Yareey.

Xaliimo waxa ay horey usoo gudoomisay gudigii farsamada ee lahaa dhismaha maamulka Galmudug. Sidoo kale waxay la gudoomiye ka ahayd gudigii xulista baarlamanka Soomaaliya sanadkii 2012.

Xaliimo Yareey waxa ay dalka dib ugu soo laabatay 2007dii markaasoo ay bilowday in ay ka shaqayso horumarinta iyo awood siinta dumarka.

Haddaba weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibrahim Maxamed Adan ayaa ka waraystay Xaliimo Yareey shaqada cusub ee loo doortay iyo kaalinta dumarka Soomaalidu uga jiraan Siyaasadda.

HOOS KA DHAGEYSO: