TOP DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Gobolka Gedo Kaliil ” Ergo Ka socota Gobolka Kama Qeybgalin Dastuurka Been Abuurka ah ee Kismaayo+Wareysi,

0

Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Dowladda somaliya Maxamed Cabdi Kaliil Oo Saaka Uwaramayay VOA Ayaa sheegay in Ergo ka socota gobolkiisa aysan ka qeybgaleen Dastuurka Been abuurka ah ee kismaayo lagu sameystay.

Kaliil ayaa meesha ka saaray in wax cadaalad ah ay ka jidho kismaayo, waxaanna halkaasi Dadka ku xasuuqa Hogaamiyaha Maleeshiyda raaskanbooni Axmed madoobe oo dhawaan dhacaya,

Kaliil ayaa Sheegay in Dhismihii baarlaman ku sheegga iyo Waxey maamulka ku tilmaamaanba uu yahay wax xaaraan ah oo aan lagala tashan dadka dagga goboladda jubooyinka iyo gedo.

Maahan markii ugu horeysay oo laga been abuurto dadka Somaliyeed ee gobolka Gedo, Kaas oo kooxda axmed madoobe ay ka been sheegtay xilli walba.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA KALIIL.