TOP DHAGEYSO:- Axmed Madoobe: “Khilaaf Xoogan ayaa nagala dhexeeyo Dowladda Fedraalka ah”+Fadeexad.

0

Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe) Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni ayaa shaaca ka qaaday in khilaafaad uu kala dhexeeyo dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo aad usii xoogeysanaya.

Hogaamiyaha Maleeshiyda Raaskanbooni Axmed Madoobe ayaa tibaaxay in dhaliilo badan ay ka tabanayaan dowladda Xasan Sheikh oo ay ka mid tahay tallaabooyinka qaar ee ay qaadeyso inaanu wax la tashi ah kala sameyn Maleeshiyada uu hogaamiyo.

“ Guddiyo Madax banaan ee Doorasho iyo Xuduudo baa la Magacaabay ayaa la yiri , aaway tashigii aanu ku lahay” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Shalay ayeey aheyd markii Baarlamanka Xaaraanta ah ee uu sameystay axmed madoobe uu shaaciyay in Axmed madoobe wakhtigu ka dhamaaday dhawaanna hardan doorasho uu galayo.

DHAGEYSO CEEBTIISA: