DHAGEYSO| Wasiiradda Caafimadka ” Qalab Muhiim Ah Inaan Dalka Keenno Ayaa Naga Go’an”

0

Wasiiradda Caafimadka Ee Xakuumada Somaliya Drs. Xaawo Xasan maxamed Oo Ka Hadlaysay magaaladda Muqdisho ayaa sheegtay in dowladdu ay ka go’antahay iney Dalka keento Qalab Muhiim Ah Oo Dadka Anfacaya,

Waxey sheegtay iney hubin doonaan dad dhakhaatirta ah Ee ka Shaqeeya Cisbitaaladda dalka.

 

DHAGEYSO CODKEDDA: