TOP DHAGEYSO:- Labo Qof oo lagu Eedeeyay Shabaab oo lagu qabtay Xamar-weyne.

0

Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Maamulka  Gobolka Banaadir C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa ka hadlay Howlgalo Ciidamada Degmada ay ka sameeyeen Isla Degmada islamarkaana lagu qabtay Dad lala xariirinayo Al-shabaab.
C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in Labo Rag ah lagu qabtay Howlgal ka dhacay Degmada,kuwaas oo uu tilmaamay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab oo xiligii la qabanayay ku Howlanaa Falal Amaandaro.
Guddoomiyaha Degmada ayaa Xusay in Labada Ruux oo lagu qabtay degmada lagu wareejiyay Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya islamarkaana baaritaan lagu hayo

Hoos ka dhageyso: