Kadib markii saakay ay duqeymo ay ka dhaceyn Deegaan la Yiraahdo Dalandoolle ayaa waxaa soo baxaya qasaaraha ka dhashay Duqeyntaas ka dhacday Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay
Inta la xaqiijiyay 10-qof oo dad shacab ahaa ayaa ku dhintey duqeynta saakay ka dhacday Dalandoolle oo u dhow degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay
Diyaaradaha Helicopterka ayaa la Tilmaamayaa in duqeyn dhanka cirka ah ay ka geysteen degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay gaar ahaan meel la Yiraahdo Dalandoolle
Dhanka kale waxaa la Tilmaaayaa in Diyaaradaha ay duqeyeen gaadiid Halkaas marayaay ay dad shacab ah saarnaayeen xiligaas,
DHAGEYSO WARBIXIN: