Ugu yaraan sedex suxufi oo ka howl galayay Warbaahinta Maaglada Hargaysa ayaa dib xuriyadooda u helay, kadib markii y maanta xabsiga Hargaysa dhigeen ciidamada mamulka soamaalilan.
Xarigga suxufiyiintan ayay Soomaaliland ku micnaysay in uu yimid kadib ka qeyb qaadashada Tebiyeyaashu ay ka qaybgaleen kacdoon ka dhan Maamulka Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud, kaas oo ay wadaan Xisbiyada Mucaaradka.
Dhanka kale Xarumaha Xisbiyada Mucaradka ee UCID Iyo WADDANI ee Soomaliland waxa la geeyay ciidan, si ay ul socdaan dhaqdhaqaaqyada ka jira iyada oo laga baqayo inay dhacaan dibad baxyo looga soo horjeedo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
Wariye Qadar Macalin Deeq ayaa ka mid ahaa saxafiyiintii maanta la xiray, ayuu uga warramay sababta xarigooda iyo sida hadda ay xaaladdu tahay
halkan hoose guji