TOP DHAGEYSO:- Shacabka Dagmadda Jowhar Oo Baaq Culus Loo Diray.

0

Waxgaradka Dagmadda Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa loogu Baaqay iney ilaaliyaan nabadgalyadda iyo xasiloonidda gobolkaasi,

dhawaan ayaa jowhar waxaa ka dhacay Banaanbaxyo balaaran oo lagu muujinayay sida ay oga xunyihiin Dadku Marxuum halkaasi lagu dilay.

HOOS KA DHAGEYSO: