DHAGEYSO:- Reysulwasaare Cumar Oo Galabta Ku Wajahan Galkacyo & C/kariin Guuleed Oo Tagay.

0

Sida maanta aan idinku soo gudbinay wararkeennii hore Reysulwasaaraha somaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake Ayaa Goordhow la filayaa inuu gaarro magaaladda Galkacyo ee gobolka Mudug,

Dhinca kale dhinca Koonfured ee magaaladda waxaa gaaray madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed Oo isna ka soo kici timay magaaladda Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Hoos ka dhageyso wariye ka waramaya: