Wararka Naga soo Gaaraya Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Somaliya Ayaa Sheegaya in dagaallo Culus Ay Maanta Ka dhaceen Gobolkaasi, Waxeyna udhaxeeyen ciidamadda Dowladda somaliya iyo kuwa Ahlusunna,
Deegano Ay kamid Yihiin Bangelle, Xananbuure & mareergur Ayaa Maanta waxaa la wareegay ciidimo ka tirsan Kuwa Ahlusunna oo ka soo kicitimay Magaaladda Dhuusamareb ee xarunta gobolka galgaduud,
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in xaaladu Ay Qasantahay Caawa lagana yaabo iney dagaallo kale halkaasi ka dhacaan.
La soco faah faahinta.