“VIDEO” Wasaaradda Amniga Oo Go’anno Cusub Soo Saaratay ”Soo sheeg Shabaab si aad hanti u hesho”

0

Waa horjoogaha ugu sareeya kooxda Shabaab Axmed Diiriye.

Hey’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Dowladda, NISA waxay ogeysiineysaa Shacabka Soomaaliyeed in qofkii soo sheega Horjoogayyasha Ama maleeshiyadka Shabaab in ay siin doonto abaal marin aad u weyn oo lacageed, Waxaa loogu magac daray mashruucaan AJAR RAADSO ADDUNNA QAADO.

Hadaba qof kasta soo sheega dadka halkan aad ka dhageysan doonto, ama kuwa kale oo shabaab u shaqeeya waxaad heli doontaa abaal marin lacageed oo tiro badan,

Daawo Muuqaal: