TOOS U DHAGEYSO:- Gobolada Dalka oo inta badan laga Ciiday Maanta Oo Jimco Ah.

0

Iyadoo maanta loo dabaal dagayo Maalinta Koowaad ee Ciidul  Fidriga  ayaa Gobolada Dalkeena Soomaaliya intooda badan maanta si weyn looga Iiday.

Wariyaasha Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in si weyn maanta Dadka ku nool Gobolada ay ugu Damaashaadayaan Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga.

Dhanka kale Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa sheegay in maanta aysan Ciid u aheyn oo ay tahay maalin Ramadaan ah,iyadoona aan magaalooyinka Dhuusamareeb ,xeraala,Guriceel iyo kuwo kale.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINO KALA DUWAN.