Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ee Maxamed Xaashi Carabeey oo gaaray Magaalada Caabud Waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa Wareysi gaar ah oo uu siiyay Shabadakada Allgalgadud kaga warbixiyay Ujeedka Safarkiisa iyo dadaalada la doonayo in Madaxweynaha Maamulka Galm udug uu la kulmo Ahlu Sunna.