“DAAWO SAWIRADA” Qaabkii Maanta Cadaado Loogu Soo Dhaweeyay RW. Cumar iyo Wuxuu kala Hadlay Guuleed.

0

Waxa manta soo gaaray magalada Cadaado ee xarunta kumeel gaarka maamulka galmudug ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdi rashiid Cali sharmaarke.

Raiisul wasaaraha ayaa waxa garoonka ku soo dhaweyay madaxweynaha maamulka galmudug madaxweyne ku xigeenka Golaha Xildhibaanada iyo masuuliyiin kale waxna kadib soo dhaweeyn loo soo galbiyay Holka Madaxtooyada magalada Cadaado.

Ra’iisul wasaraha ayaa ka hadlay safarka uu ku Yimid magalada Cadaado waxa uuna sheegay in uu ku wajahan yahay Sidii Gobolada dhexe iyo nabad looga dhigilahaa loona dhex dhexaadin lahaa Maamulada Galmudug, puntland iyo Ururka ahlu suna.

Muda yar kadib Ra’iisul wasaaraha ayaa si nabad ah kaga Duulay Garoonka Cadaado asgoona kusii wajahan magalada Garoowe ee Xarunta maamulka puntland.

All-Galgaduud Media

Xafiiska Cadaado / Galgadud.

DAAWO SAWIRADA:

cadaado-1 cadaado-3-640x360 cadaado-4-640x360 cadaado-5-640x360 cadaado-6-640x360 cadaado-8-640x359 cadaado-9-640x360 cadaado-21-640x360 DSC00165 DSC00166 DSC00168 DSC00169 DSC00174 DSC00177 DSC00178 DSC00202 DSC00203 DSC00204