Qiso:- Akhristayaasha Allgalgaduud.com Waxaan Ka Codsanayaa Iney Igu Duceeyaan Qalad Aan jaceylkeyga ka Galay Asna Aay Igu Duceyan.

0

Fartuun waa gabar ku nool wadanka swedan waxey lasoo xiriirtay boga sheekooyinka kobciye.com ayadoo noogu soo gudbisay qiso aadu xanuun badan taasoo mid lama iloobaan ah, fartuun waxey sheegtay qisadaan iney ku dhacday mudo aad u horeeysay oo haata laga joogo 5 sano, madoonayo inaan hordhaca ku dheeraado, fartuun sheekadii murugada badneyd waxey ku biloowday sidatan.