Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha DHaqanka Siyaasiinta Culumaudiinka DHalinyarada iyo Haweenka
EE Qowmiyadda Banaadiriga maanta oo ay taariikhdu tahay 13/6/2015 .
Dooddheer iyo Falanqeyn ka dib waxaa Kulankooda ka soo baxay Qoddobada soo socda:
1) Waxaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Raiisal Wasaaraha Guddoomiyaha
Baarlamaanka iyo Beesha caalamkaba waxaan ka codsaneynaa in ay soo farageliyaan sida aan
wanaagsaneyn ee uu ula dhamaayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Qowmiyadda Banaadiriga
Isla mar ahaantaasna uu xuquuqdooda duudsiinaayo.
2)In Guddoomiyaha Gobolka Banaadir qowlkiisa iyo ficilkiisaba aan is waafaqsaneyn .
3) in uusanba aqoon u lahayn Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Qaabka ay u dhisan yihiin oo uu buunbuuniyo
Wax aan jirin oo aan DHaqanka Soomaaliyeed ku salaysnayn.
Wa Bilaahi Towfiiq
Qowmiyadda beelaha banaadiriga .
DAAWO SAWIRADDA: