Qiso Yaab Leh: “Ilaahow U Naxariiso Nafo Murugadooda U Qarsanaya Si Ay Dadka Kale Ee Murugaysan U Caawiyaan”

0

Isaga oo aad u degdegsan ayuu soo galay cisbitaalka, inta uu markiiba labiska qalniinka qaatay ayuu abbaaray qolka qalniinada cisbitaalka si uu isugu dayo in uu badbaadiyo bukaan loogu soo qayliyey.