Magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud Ayaa wararka naga soo gaaraya waxey sheegayaan in halkaasi ay ka socoto Xulista Xumnaha Baarlamanka ee Maamulka Goboladda Dhexe ee dalka somaliya.
Wariyayaasha ayaa soo sheegaya in halkaasi ay ka soconayaan shirar kala duwan oo Looga hadlayo Soo Xulista Xildhibaanadda Wakiiladda Goboladda dhexe,
Iyadoo ilaa isniinta la soo gaba gabeyn Dooonno sida laga soo Xigtay Guddiga.
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSI:
All-Galgaduud.com waxey la xiriiri doontaa masuuliyiinta Ku Sugan shirka oo Aan wareysiyo idinka soo qaaddi Donno: