maanta Magaalada Cadaado waxaa laga soo dajiyay 5 Ruux oo 2 ka mid ah ay Haween ahaayeen,waxaana ay ka mid ahaayeen Maxaabiis ay qabsadeen Ciidamada Liyuu Booliska loo yaqaan ee Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.
Gabadhan oo Magaciida qarisay ayaa u sheegtay All-Galgaduud in ay la kulantay dhacdooyin Xanuun badan oo xagga nolosha ah intii ay ku jirtay Gacanta Liyuuga.
waxaa ay sheegtay in Dadka aan loo kala saareyn Rag iyo Dumar oo la wada bireeynayay islamaraana lagu qasbayay in ay qirtaan in nay ka mid yihiin Al-shabab iyaga oo aan ahayn.
halkan ka dhageyso Codka Gabadha: