DHAGEYSO:- Dadkii Daganaa Toorotooroow oo bilaabay in ay dib ugu laaabtaan Guryahodii.

0

Maamulka G/Sh/hoose Ee Dowlada Somalia Ayaa Sheegay in dadkii daganaa Degmada Toorotooroow Ee G/Sh/hoose ay hadda bilaabeen in ay dib ugu laabtaan Degmadaasi.

Godoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Ee G/Sh/hoose Cumar Max’uud Cilmi Ayaa sheegay in dadkii daganaa Degmada Tooro Tooroow Ee G/Sh/hoose ay dib ugu laabteen Degmadaasi kadib markii Ciidamada dowlada iyo kuwa Al-shabaab ay la wareegeen Degmadaasi.

Carabeey ayaa sheegay in Maamulka G/Sh/hoose ay dadka deganaaa Degmadaasi ay dib u dajin usameeynayaan Maamulka G/Sh/hoose Ee Dowlada Somalia.

Halkan ka dhageeyso Codka G/Xigeenka Sh/hoose.: