Daawo: Cabaadkii Maanta Ka Baxay Maleeshiyaadka Raaskambooni Iyo Tageerayaashooda

0

Kismaayo(AGGM) Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacay mudaharad si khasab ah dadka shacabka loogu afduubay,waxaana Mudahaaradkaasi ka soo qayb galay dumar & Odayaal asalkoodu ka soo jeeda Kilinka 5-aad iyo Gaarisa gubaay kuwaasi oo ka hadlayey Talaabadii Baarlamaanka Federaalka ahi ka qaadeen Xildhibaano ku sheegi Maleeshiyaadka raaskambooni.

Haddi aad daawato waxaad kala garan waayeysaa wax ay dadkani ka hadlayaan iyagoo ku hadlaya hadallo is dhaaf ah isla markaasna iska hor imaanaya,waxaana halkaas kaga muuqanaysa inaysan asal iyo soo jiireen ku lahayn Soomaaalinimadda.

Sidoo kale waxaa halkaas goob joog ka ahaa qaar ka tirsan horjoogayaasha Maleeshiyaadka raaskambooni,waxaana ay halkaas kaga hadlayeen hadallo iska hor imaanaya isla markaasna aan lagu tilmaami karin hadallo masuuliyadeed.

Halkan ka daawo

 

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com