TOP DHAGEYSO:- Xaaladda Dhuusamareeb Oo Dagan Kadib Dagaallo iyo Duqeymo Culus Oo Ka dhacay.

0

Xaaladda magaaladda Dhuusamreeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xaaladuu ay dagantahay kadib dagaallo saaka halkaasi kadhacay, waxaanna magaaladda gacanta ku haya Ciidamadda Ahlusunna.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO WARIYE TOOXOW OO ALL-GALGADUUD OGA WARAMAY XAALADDA.