LIVE DHAGEYSO: Faah faahin, Dagaal Culus Oo Ka Socda Dhuusamareeb+Cirfo Oo …..

0

ciidamada maamulka ahlusuna waljameeca ayaa saakay si toos ah ula wareegay xarumo badan oo ku yaalay magaalada Dhuuso mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud oo horey gacanta ugu haayeen ciidamada Dowlada soomaliya

ciidamada Ahlusuna meelaha ay saakay la wareegeen waxaa kamid ah saldhiga xarunta dagmada iyo xirada 21-aad halkaas oo dagaal kooban oo iu dhaxmaray ciidankiii dowlada ee ku sugnaa meelahaas iyo ciidmada maamulka ahlusuna

lama ogo qasaaraha ka dhashay dagaalka saakay ka dhacay magaaalada Dhuuso mareeb iyadoona wadooyinka magaaladaas lagu arkaayo gaadiidka ciidmada maamulka Ahlusuna

ma jiraan saraakiiil ka tirsan labada dhinac  ee dowlada soomaliya  iyo kuwa ahlusuna waljameeca oo saxaafada ugu warbixiyay dagaalada saakay ka dhacay magaalada dhuuso mareeb

Masuliyiintii Gobolka Ee Dowladda ayaan Meel lagu ogeyn.

HOOS KA DHAGEYSO WARIYE U UWARAMAY ALL-GALGADUUD MEDIA.