Gaandharigii Isbahaysiga Dooxada Jubba Cabdirashiid Xidig oo maanta cabaad afka furtay kana hadlay Mooshinkii maanta Xildibaanada Dowladda ay meel mariyeen kaas oo afka dulka loogu galiyay waxay ugu yeerayeen Baarlamaan ay yeesheen maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ay isku haybta yihiin.
Cabdirashiid Xidig ayaa waxa uu sheegay in uu qalad aaa Mooshinka laga keenay Raaskambooni ee ay Xildibaanada Baarlamaanka codka aqlbiyada le ku laaleen waxa uu ugu yeerya Baaralamaanka Raaskambooni.