WAR DEG DEG AH: Baarlamanka Somaliya Oo Cod U qaaday Kooxda Raaskanbooni, Baarlamankii Xaaranta Ahaa Waa Uu Dhacay.

0

Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd cod gacan taag ah ugu codeeyay mooshinka laga keenay Baarlamaan ku Sheegga Raaskanbooni.

Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya 142 Xildhibaan, waxaana shir Guddoominaayay Jeylaani Nuur Iikar.

Waxaa u codeeyay in Baarlamaanka Axmed Madoobe inuu bur burro Xildhibaano gaaraya 132 Xildhibaan, halka 4 ay ka aamustay 6-na ay diideen Oo Ay Taageereen raaskanbooni.

Mooshinka ayaa noqday mid sidaasi ku meel mara, maadaama Xildhibaanada codeeyay in dib loogu noqdo mooshinka ay badnaayeen.

Goordhow naga fillo faah faahinta,