“DAAWO VIDEO” Maamulka iyo Shacabka Hiiraan, “Hadii Liyuu Boolis ay ka tagi waayeen dhulka Hiiraan waxaan dagaal ku gali doonaa Jig Jiga”

0

Ayadoo waqtiyadii dambe dagaalo aay kajireen deegaano katirsan Gobolka Hiiraan gaar ahaan waqooyiga Magaalada Beledweyne ayaa arimahaasi waxaa ka hadlay shacabka iyo Maamulka Magaalada Beledweyne,waxaana aay edeeyn ujeediyeen ciidanka DDSI oo kusugan xadka Gobolka Hiiraan uu lawadaago dhulka Somaalida ee Etoobiya,

Maamulka Magaalada ayaa sheegay in hadii ciidanka kalinka shanaad aay joojin waayaan arimaha aay ka wadaan xadka dagaal maamul uu dhici doono.

“HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:”