Dowlada Somalia Ayaa Wafdi u dirtay Magaalada Jig Jiga Ee Xarunta Dowlada Deegaanka Somalia Ee Dalka Ethopia.
Wafdigan Ayaa waxaa hogaaminayo Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Somalia Mahad Max’ed Salaad Sidoo kale wafdigaan Waxaa qeeyb ka ah Godoomiyaha Gobolka Gal-Gaduud Mudane Cirfo iyo odoyaal dhaqameed .

Wafdiga ayaa waxa ay u jeeadadoodu tahay in ay xal ka gaaraan colaadaha soo laa laabtay ee ka dhacay Xadka Somalia uu la wadaago wadanka Ethopia.
Ciidamada Liyuu Police ayaa xasuuq ka geeystay Xadka Somalia uu la wadaago wadanka Ethopia .
HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN: