LIVE DHAGEYSO:- Deg Deg: Dagaalo Saakay ka Socda Deegaano Hoostaga Baladwene.

0

Wararka saakay ka imaanaya deegano hoos yimaada Gobolka hiiran ayaa Tilmaamaya in  ay markale ay halkaas ka qarxeen dagaal baaleedyo u dhaxeeyo dad wada daga gobolka Hiiran

Wariya Yaasha Ayaa soo sheegaya in la maqlaayo rasaas iyo deryanka hubka culus ay isku adeegsanayaan beelihii horey ugu dagaalamayay gobolka Hiiran

Deeganada ay saakay dagaalada a ka dhacayaaan  waxaa kamid ah Deefow iyo Kabxanley oo ka tirsan Gobolka hiiran waxayna dagaalada ay Bilowdeen aroortii Hore ee saakay,

Dadka Deegaanka ayaa Sheegaya in hadda uu dagaalku socda, Lana Maqlay Hubabka Noocyadoodda kala duwan kuwaas oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan

Lama Ogo qasaaraha ka dhashay dagaalada saakay ka socda Gobolka Hiiran

Hoos ka dhageyso warbixin:

All-Galgaduud Kala soco faah faahinta insha alaah.