TOP DHAGEYSO:- Nabadoonno Ka Digay Dagaal Beeleed Ka Qarxa Jubooyinka+Wareysi Xasaasi Ah.

0

Ciidmadda Kooxda Maleeshiyo Beeledka Ah Ee Raaskanbooni ee Fadhigooddu Yahay magaaladda Kismaayo ayaa Xasuuq Daran Ka waddo Goboladda Jubooyinka Ee Koonfurta Somaliya.

Nabadoon maxamed Ismaaciil C/laahi Ayaa Si Kulul Oga Hadlay Dagaallo Ka dhacay deegaankaasi Oo Dadka deegaanka Lagu barakicinayo.

Wuxuu sheegay in Shacabka Ay dagaal xoogan ku soo qaadeen ciidammo uu soo diray Axmed Madoobe,

Ugu Danbeyna Wuxuu ka digay Cawaaqib Xumo Ka dhalata Dagaal beeleedka ka Soo Cusboonaaday aga gaarka deegaanka Hosingow oo hoostagta magaallo xeebedda kismaayo.

Hoos ka dhageyso wareysiga: