Shirkaan lagu Soo gaba Gabeeyay magaaladda Jabuti Ee Caasimadda Dalka Jabuuti Ayaa waxaa Looga Hadlayay Qatarta Uu Luuyahay Tahriibka Waxaanna Ka Qeybgalay Madaxka kala socotay Kuwa Kulaalla Xeebaha Badweynta Hindiya.
Xeer ilaaliye Ku Xigenka Guud Ee Puntland Maxamed Xareed Faarax Oo Ka Qeybgalay Shirkaasi Waxaa Uu kadib Warbaahinta usheegay in diiradda lagu saarayay in la iska kaashado dhiibata daasi iyo sidii looga hortagi lahaa.
Hoos ka dhageyso: