Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Ammaanka Gobolka Sh/dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa ka hadlay baaritaano Ciidamada ay ka sameeyeen Magaalada Jowhar.
Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in howllgalkaan uu uga duwan yahay kuwii hore, Ciidamada oo Goob kasta oo Magaalada ka mid ah baaraya si Amaanka loo hubiyo.
“ujeedadu waxa ay tahay in dhagar qabayaasha laga hortago inay dhibaato geystaan, Dadweynaha waa inay gacan naga siiyaan nabadgalyada iyo sidii loo sugi lahaa” ayuu yiri Gudoomiyaha.
Hoos ka dhageyso: