TOP DHAGEYSO:- Jawaari Oo Qaabilay Wafdi Ka socday Dowladda Ingiriiska.

0

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya ayaa maanta qaabilay wafdi Ka socda Dowladda Britain oo Uu Hogaaminayo Safiirka Dowladda ingiriiska uqaabilsan arimaha somaliya , waxeyna Labada dhinac Xarunta Villa Hargeisa ee muqdisho Ku yeesheen kulan xasaasi ah oo ay kaga wada hadlayeen xaaladda dalka iyo hiigsiga cusub ee New Deal-ka.

 

 

Hoos ka dhageyso warbixin: