Waxaa magaalada Minneapolis ee waddanka Maraykanka lagu soo gabagabeyay shir ay isugu yimaadeen qaar kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Ameeriko. shirkan ayaa waxaa lagu gorfaynayay sidii looga talabixin lahaa hiigsiga sanmadka 2016 ee Soomaaliya.