TOP DHAGEYSO:- Madaxweynaha oo kulanka la yeeshay gudiga Naafada Qaranka.

0

Kulankan maanta uu xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Gudiga Naafadda Qaranka ayaa waxaa uu ahaa mid saacado dheer qaatay isla markaana looga hadlaayay xaaladda Naafadda Soomaaliya iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

Afhayeenka Madaxtooyadda Da’ud Aweys Ayaa Usheegay WarbaahintaIn Kulanka inta Uu soconayay Si Qoto dheer looga Hadlayay Taakuleynta Dadkaasi, Isagoo Sheegay in Madaxweynaha Oo Dhageysanayay Aragtidda Dadka Uu La Kulmay.

Waa Markii Ugu Horeysay oo kulan noocaan ah uu madaxweynaha la qaato Gudiga Naafadda Qaranka Somaliya,

Hoos Ka Dhageyso wareysiga: